TOOS U DAAWO: Baroordiiqda qaraxii 14kii Oktoobar oo ka socota isgoyska Zoope

Waxaa goor dhow ka bilaabatay isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho munaasabad weyn oo xus iyo baroordiiq loogu sameynayo dadkii ku dhintay qaraxii maanta oo kale 14kii Oktoobar ee sanadkii hore ka dhacay isgoyskaas. Waxaa goobtaas soo buuxiyey boqolaal shacab ah oo ka kala yimid degmooyinka Muqdisho, ciidamada amaanka iyo masuuliyiin kale, waxaana ka qeyb galaya … Continue reading TOOS U DAAWO: Baroordiiqda qaraxii 14kii Oktoobar oo ka socota isgoyska Zoope